Fayraska Koroona (Coronavirus) oo dilay Dhaqtarkii ugu Horreeyey oo Ka mid ahaa Bahda Caafimaadka ee dalka Shiinaha.
Dawladda Shiinaha ayaa subaxnimadii sabtida maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday geerida Dr. Liang Wudong, oo da’diisu ahayd 62-sano jir, ...
















