Duqeyn lagu dilay horjooge ka tirsan argagixisada Al-Shabaab
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa saaxiibadeeda caalamiga ah ee Mareykanka ayaa duqeyn ay ka fuliyeen meel u dhaw Degmada Saakow ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa saaxiibadeeda caalamiga ah ee Mareykanka ayaa duqeyn ay ka fuliyeen meel u dhaw Degmada Saakow ...
Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Mudane Ismaaciil Macalin Muuse ayaa sheegay inay ka walwalsanyihiin colaadda ka soo cusboonaatay Gobolka ...
Kulan u dhexeeya midawga Yurub iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo looga hadlay ajandayaal muhiim ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulanka shir guddoominayay ayaa ugu horeyn ku baaqay in si deg deg ...
Magaalada Baydhabo maanta waxaa shir looga hadlayo Dastuurka uga furmay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaardaha arrimaha Dastuurka Maamul Gobaleedyada Dalka, kaasi ...
Maamulka Degmada Heliwaa oo uu horkacayo Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta waxa ay markale olole Nadaafadeed ...
Rohingya Muslims demanded Myanmar be held to account at the United Nations’ top court in The Hague, where Myanmar leader ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa kullan gaar ah la qaatay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta dhagax dhigay waddada isku xirto degmooyinka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho