Guddoomiye Isboortiga G.Banaadir Md. Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish oo soo xiray tartanka kubadda Cagta lamaha degmada Howlwadaag
Tartanka oo ay qeyb galeen 16-ka laan ee ay degmada Howlwadaag ka kooban tahay waxaa fiinaalka isugu soo haray laamaha ...
















