Madaxweyne Waare oo tababar u furay dufcadii sedexaad ee Ciidanka Boliiska Hirshabelle “Sawirro”
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Jowhar tababar uga furay dufcadii sedexaad ee Ciidanka Boliiska Hirshabelle. ...
















