Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Danjire Daariq Cali Bakhiit.”Sawirro”
Ra’iisul wasaare ku-xigeena xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay kaaliyaha xoghayaha guud ...















