Akhriso: Shuruudaha Musharaxiinta Doorashada Guddoonka Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha laga doonayo Xildhibaanada u tartamaya kuraasta Guddoonka ...
















