Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Tooratooroow “Dhageyso”
Ciidamada xoogga dalka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka toorotoorow ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada ayaa howlgallo ay ka ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka toorotoorow ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada ayaa howlgallo ay ka ...
Maleeshiyada argagixisada Alshababa oo ku caan baxday daadinta dhiiga shacabka ayaa goob fagaare ah oo ku taala deegaanka Sablaale ee ...
Tartanka oo ay qeyb galeen 16-ka laan ee ay degmada Howlwadaag ka kooban tahay waxaa fiinaalka isugu soo haray laamaha ...
Malleeshiyaad ka soo goostay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada XDS ee ka howlgala gobolka Gedo. ...
Xabbad joojinta burburtay ayaa bilaabatay maalin kahor, kadib markii Dowladda Libya ay cadaadis kala kulantay dalalka Ruushka iyo Turkiga, si ...
Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow u amba baxay dalka Cumaan, si uu uga qeyb galo tacsida qaran ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka Booliiska ayaa xaafadaha magaalada Jowhar ka billaabay howlgallo lagu sugayo ammaanka magaaladaasi, loogana hortagayo haddi ay ...
Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa fadhi ay shalay ku yeesheen Dhuusamareeb ku doortay guddi suurta geliya doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee ...
Guddooomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Magacaabey Agaasimaha waaxda Waxbarashada ee dowlada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho