Wasiirka Arrimaha Dibada JFS oo la kulmay boqorka Dalka Sacuudiga.
Wasiirka Arrimaha Dibada JFS ayaa Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga kula kulmay Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan. Wasiir Cawad ...
Wasiirka Arrimaha Dibada JFS ayaa Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga kula kulmay Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan. Wasiir Cawad ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Hay’adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya oo saddon sano kaddib ku guuleysatay inay la soo wareegto maamulka Hawada Soomaaliya ayaa wal ...
Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Baarqab) Dhalinyaro qurba joog ah Diyeeshaha Qaranka Cumar Cabdullaahi Maxamed Cumaraani ...
Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hinidse-sharciyeedka Batroolka kadib kulan ay Muqdisho ku yeesheen. Kulankii ...
Wasaaradda Beeraha dowlad goboleedka Galmudug oo kaashanaysa quburo ka socota Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay deegaanno ka ...
Shirka dib-u-eegista 2aad ee SMP4 oo ah hanaanka 4aad ee deyn cafinta Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmay ...
Bandhigaan oo ah kii ugu horeeyay oo Soomaaliya lagu qabto burburkii ka dib ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaradda warfaafinta ...
Maamulka G/ Shabeelada Hoose ayaa maanta deeq gargaar ah gaarsiiyay ku dhawaad 1500 oo qoys oo ay sameeyeen fatahaadaha uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho