Madaxweyne Farmaajo oo Garyaqaan Suleyman Maxamed u magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Suleymaan Maxamed Maxamuud xilka Xeer Ilaaliyaha Guud ee ...
















