Batuulo Sh. Axmed Gaballe “Oohin dambe iyo calaal dambe waa naga dhamaaday, waxaan diyaar u nahay inaan ciidamada qalabka sida safka hore la galno”
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gaballe ayaa hooyooyinka ugu baaqday inay u soo baxaan dagaalka ka dhanka ...















