Horjooge ka tirsanaa Argagaxisada Al-shabaab oo isa soo dhiibay
Horjooge ka tirsanaa maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Nabad sugida dowlad goboleedka Jubbaland ...
Horjooge ka tirsanaa maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Nabad sugida dowlad goboleedka Jubbaland ...
Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Ayax ku dagay qaar ka mid ah gobollada dalka iyadoo wasiirka wasaaraddasi ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle, mudane, Maxamed Cabdi waare oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle, mudane, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kulan kula qaatay Amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Than. Kulanka ...
Ciidammada Ammaanka ayaa howlgal gaar ah oo qorshaysan oo ay ka sameeyeen duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxay gacanta ku soo ...
Taliska ciidanka Boliiska magaalada Dhusamareb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa soo dhowayn u sameeyey taliye ku-xigeenka Booliiska Soomaaliya Sareeye Guuto ...
Taliyaha ciidanka Booliska qeybta gobolka Baay Gaashanle dhexe Amiin Maxamed Daruur ayaa tababar ufurey Ilaa iyo 80 askari oo ka ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Cumar Filish ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray wadada ...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dawladda Soomaaliya Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho