Ardayda kulliyadda Saxaafadda Jaamacadda Ummadda oo Booqasha aqoon korosi ah ku tegay Madaxtooyada Qaranka+Sawirro
Madaxtooyada Qaranka ayaa u fidisay ardayda dhigata kulliyadda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed booqasho cilmiyeed ay wax ...















