Wasaaradda Warfaafinta oo dib ugu fasaxday shaqadooda labo hay’adood oo warbaahineed
Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaqada dib ugu fasaxday labo hay'adood oo ka shaqeeya Warbaahinta, kuwaas oo horay Wasaaraddu ...
Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaqada dib ugu fasaxday labo hay'adood oo ka shaqeeya Warbaahinta, kuwaas oo horay Wasaaraddu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan gaar ah la leh Madaxweyneyaashii hore ee Dalka, sida ...
Shirka wadatashiga horumarinta Siyaasadda iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiinta ...
With elections drawing close, the Commissioner of the Somali Police Force (SPF), Gen. Abdi Hassan Mohamed, on Tuesday met with ...
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (Aqalka sare iyo Golaha Shacabka) oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa si ...
Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gudoomiyay shir ay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka iyo Gudigga ...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay dalka dib ugu soo laabtay, ayaa maanta kormeeray xarumaha ...
Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan dhawaan waxaa ku fatahay wabigga Shabeelle taas oo sababtay in dadkii isaga barakacaan guryahoodii. Fatahaadaas ...
Ciidanka Ammaanka ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxaa ay ka bilaabeen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Ciidanka ayaa ...
Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ku saabsan dhameystirka Dastuurka KMG ah kaas ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho