Xildhibaannada Golaha Shacabka oo meel mariyay sharciga doorashooyinka Qaranka “SAWIRRO”
Xildhibannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo ay dhawaanahan ka doodayeen. Kulanka ...















