Maamulka Degmada Jalalaqsi oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala soo gaaro
Maamulka Degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in ay xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka taagantahay Degmada, maadaama ay saameyn ...
Maamulka Degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in ay xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka taagantahay Degmada, maadaama ay saameyn ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulankooda ayaa lagu wadaa inay kaga hadlaan xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii ...
Madaxweynaha dalka Ethiopia Sahle -work Zewde ayaa qasriga madaxgooyada dalkaas ku qaabishay Cabdul-xakiim Cabbdullaahi Xaaji Cumar (Cameey) danjiraha dowlada Soomaaliya ...
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERAALKA IYO DIB ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Salaad (Oomaar), ayaa Magaalada Elexandria ee Dalka Masar kaga qeyb galay ...
Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hagayso hay'adaha Caalamiga ah ee ka howl-gala Soomaaliya kana, shaqeeya ...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa oggolaatay in baaritaan buuxa lagu sameeyo dambiyada lagu soo eedeeyay dowladda Myanmar ee ...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 18.7 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah ay ku bixiyeen wax ka qabashada fatahaadaha iyo daadadka ...
Kulankaan ay guddiga Joogtada ee Golaha aqalka sare baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la qaateen Guddiga Dhab u heshiisiinta iyo wada hadalada ...
Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta mudane Ismaaciil Mukhtaar Cumar(Oronjo) u magacaabay afhayeenka wasaarada warfaafinta, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho