Madaxweynaha Koofur galbeed oo kulan la qaatay bulshada magaalada Baraawe
Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed C/casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) ayaa xalay kulan kula yeeshay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose qeybaha ...
Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed C/casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) ayaa xalay kulan kula yeeshay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose qeybaha ...
kulankan waxa uu ka dhacay xaruunta Taliska Booliska degmada Guriceel, waxaana isugu yimid saraakiisha ciiqamada qalabka sida ee dowlada federaalka ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanayso waajibaadkeeda qaran ee ku aaddan arrimaha gargaarka bulshada Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay roobabka ...
Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Mudane Xasan Aadan Xaaj Yabarow (Wiish) ayaa komeeray garoonka qoob dooro ee Degmada karaan, oo loo ...
Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadda wabiyada dalka ayaa maanta la kulmay Safiirka iyo Hay'adaha Gargaarka ee dalka Turkiga sida AFAD, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Madax ka socotay Bangiga Adduunka ...
Wajiga koobaad ee Gurmadka Ciidamada qalabka sida qeybohooda ka howlgala Galmudug ay dhowaan gaarsiiyeen shacabka ay saameeyeen fatahaadaha webiga Shabeelle ...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxweyne ku-xigeenka bangiga adduunka, Xafiz Ghanim ...
Wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa ugu baaqay Ummaddaha Islaamka in ay ka qayb qaataan u gargaaridda Shacabka ...
Mas’uuliyiinta doorashada Algeria ayaa sheegay in doorashada madaxtinimada ee ka dhaceysa dalkaasi bisha soo socota ay ku tartami doonaan shan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho