Fannaanadda qaran Saynab Xaaji Cali (Baxsan) oo ka soo noqotay safar caafimaad oo dalka dibadiisa ah ayaa lagu soo dhaweeyay Muqdisho.
Fannaanadda qaran Saynab Xaaji Cali Siigaale (Baxsan) oo muddo lagu daweynayay magaaalda Ankara ee Turkiga ayaa caawa dib ugu soo ...















