Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa maanta u furay saraakiil iyo howlwadeenno ka ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada ...
Fiidnimadii 16-ka December 2019: Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo kaashaneysa howlgalka Saaxiibada Mareykanka ayaa fulisay duqeyn xagga cirka ah oo ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliya ciidanka xoogga dalka ayaa maanta hortagay Golaha Shacabka, iyagoo su’aalo ka waydiiyey howlqabadka ...
Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Golaha Aqalka sare iyo Golaha Shacabka ayaa maanta gaaray magaalada ...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaannada Sabiib, Mareereey iyo Afgooye oo ka mid ah meelaha ...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo kasoo dhoofay dalka Qatar, ayaa soo gaaray magaalada Geneva ee ...
Taliyaha Qeybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka oo ay wehliyaan saraakiil kale ayaa maanta kormeeray deegaanka Deynuunaay ee Gobalka Baay, ...
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has completed management and leadership skills training for 30 Somali Police Force (SPF) ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho