200 oo qoys oo ka faa’iideystay wejiga koobaad ee Gurmadka ciidamada qalabka sida u fidinayaan shacabka Baladweyn+Sawirro
Wajiga koobaad ee Gurmadka Ciidamada qalabka sida qeybohooda ka howlgala Galmudug ay dhowaan gaarsiiyeen shacabka ay saameeyeen fatahaadaha webiga Shabeelle ...
















