Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Sucuudiga xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo arrimo muhiimad u leh labada dal.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Muqdisho , ...
















