Shir muhiim ah oo lagu soo gabo gabeeyay Dalka Kenya
Shirka Wadamada Africa, Kareebiyaanka iyo Baasifiga ee ka socday dalka Kenya ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Nairobi, kaasi oo ...
Shirka Wadamada Africa, Kareebiyaanka iyo Baasifiga ee ka socday dalka Kenya ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Nairobi, kaasi oo ...
The Federal Government of Somalia in coordination with U.S. Africa Command, conducted an air strike against an al-Shabaab operative near ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa saaxiibadeeda caalamiga ah ee Mareykanka ayaa duqeyn ay ka fuliyeen meel u dhaw Degmada Saakow ...
Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Mudane Ismaaciil Macalin Muuse ayaa sheegay inay ka walwalsanyihiin colaadda ka soo cusboonaatay Gobolka ...
Kulan u dhexeeya midawga Yurub iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo looga hadlay ajandayaal muhiim ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulanka shir guddoominayay ayaa ugu horeyn ku baaqay in si deg deg ...
Magaalada Baydhabo maanta waxaa shir looga hadlayo Dastuurka uga furmay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaardaha arrimaha Dastuurka Maamul Gobaleedyada Dalka, kaasi ...
Maamulka Degmada Heliwaa oo uu horkacayo Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta waxa ay markale olole Nadaafadeed ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho