Wasiirka Maaliyadda iyo Duqa Caasimadda Muqdisho oo xarigga ka jaray labo xarumuud oo canshuuraha lagu qaadi doono
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee XFS Mudane Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar ...
















