Ra’iisul Wasaare Kheyre oo soo dhaweeyey Heshiiskii Ahlu sunna iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan laqaatay Wakiilka Qamada Midoobe ee Soomaaliya Ambassador ...
Danjiraha Soomaaliya u fadhisa dalka India Marwo Faadumo Cabdullaahi Maxamuud ayaa xafiiskeeda ku qabishay Safiirka Jamuuriyadda Zimbabwe ee dalkaas u ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Radio Muqdisho waxaa uu faahfaahin ...
Shirka amniga Caasimadda ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir iyadoo wax la iska weydiiyay dhacdadii ka dhacday Hotellka SYL oo ...
Safiirka Mareykanka ee Soomaliya Amb Yamamoto ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay wada gareen dowladda dhexe iyo maamulka Ahlu sunna waljameeca. ...
Ugu yaraan Shan Qof ayaa ku geeriyootay, 62 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii ay isku dhaceen Laba Bas ...
Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa bogaadisay Heshiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Culimaa'udiinta ASWJ. Sheekh Maxamed Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa sheegay ...
Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay shaacineyso heshiis dhab ah oo ...
Maxkamad cidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa 6 eedeysane oo loohaytay dilki Taliyihii qeyta Booliska gobolka hiiraan xakun kuriday. Gudoomiyaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho