Kusimaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Ergayga QM ee Soomaaliya
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ahna guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula ...
















