Ra’iisulWasaare ku-xigeenka dalka oo furay shirka wadatashiga dhammeystirka Siyaasaddaqaran ee deegaanka
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta furay shir looga tashanayo dhammeystirka Siyaasadda ...
















