Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha shacabka BFS oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka soo cusboonaatay qeybo ka mida gobolka Mudug.
Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka hadlay colaal dad ...
















