Safiirka Soomaaliya ee K/Sudaan “Madaxda dalkan waxaan kala hadlay sidii ganacsatada Soomaaliyeed badqab u heli la-haayeen
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koofurta Sudaan danjire Xuseen Xaaji Axmed ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Jubba kulan ...
















