Duqa Muqdisho oo faray D/Hoose in loo istaago xal u helidda dhibaatooyinkii ka dhashay roobabka
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo kormeeray xaafadaha ay sameeyeen roobabkii ka da’ay Caasimadda ...
















