Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo Iskuul ka Furay deegaanka Ballihowd oo hoostaga Dagmada Guriceel.
Munaasabadaan oo lagu furayay Madarasada Baxru Nuur ee deegaanka bali-Howld oo hoostaga Degmada Guriceel waxaa kasoo Qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Galmudug, ...
















