Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay xarunta gaadiidka iyo dhulbixinta dowladda hoose ee Xamar
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay xarunta gaadiidka iyo dhulbixinta ...
















