Puntland oo guddi u saartay wax ka qabashada fatahaado ka dhashay roobab ka da’ay deegaannada Maamulkaas “SAWIRRO”
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir-guddoomiyey kulan deg deg ah oo ...
















