Ciidamada Ammaanka Singabuur oo gacanta ku dhigay xubno ka tirsan kooxda Dacish
Ciidamada Ammaanka Singabuur ayaa xabsiga dhigay sadex haween ah oo lagu eedeeyay in ay taageero dhaqaale siin jireen koxda Daacish. ...
Ciidamada Ammaanka Singabuur ayaa xabsiga dhigay sadex haween ah oo lagu eedeeyay in ay taageero dhaqaale siin jireen koxda Daacish. ...
Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XSF mudane Maxamed Cadullaahi Salaad(Oomaar) ayaa lagu shaaciyay ...
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo Wareysi siiyey ...
Wafdigaan maanta sida wadajirka ah u soo kormeerey xarumo ay ka mid yihiin Maxkamada, Saldhiga Booliska iyo xabsiga magaalada oo ...
At least 35 civilians attending a wedding party were killed and 13 people wounded by explosions and gunfire during a ...
Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada New york ee dalka Maraykanka,halkasi ...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in isbadalka cimilada ay tahay arin muhiim ah oo wajahaya dunida ...
Wifdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Jinsiyadda iyo Socdaalka Soomaaliya Col. Maxamed Adam Koofi oo maalmahaan ku sugnaa dalka Switzerland ...
Ergeyga Q.Midoobay ee u xilsaaran dalka Yemen ayaa soo dhoweeyay yabooha ka yimid kooxda fallaagada ah ee Xuutiyiinta,kaas oo ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho