Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo Muqdisho ka furtay shirka wadatashiga horumarinta siyaasadda iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed “SAWIRRO”
Shirka wadatashiga horumarinta Siyaasadda iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiinta ...
















