Madaxweynaha JFS oo soo bandhigay qorshayaasha & tallaabooyinka hortabinta leh ee ay ku tallaabsadeen shacabka iyo DFS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobey ayaa ka warbixiyey xaaladda siyaasadda, ...















