Wifdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Jinsiyadda iyo Socdaalka Soomaaliya Col. Maxamed Adam Koofi oo maalmahaan ku sugnaa dalka Switzerland ...
Ergeyga Q.Midoobay ee u xilsaaran dalka Yemen ayaa soo dhoweeyay yabooha ka yimid kooxda fallaagada ah ee Xuutiyiinta,kaas oo ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa 22-ka bishan u amba-baxaya dalka Marykanka, si ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u fasaxday Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir lacag gaareysa lix milyan oo dollar oo ahaa deeq ...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa iska caabbiyay weerar argagixisada Al-shabaab ay ku soo qaadeen deegaanka Ceel Saliini oo hoostag Aw-dheegle,iyagoo cadowga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Mudane ...
Qaar ka mid ah saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa soo dhoweeyay wada-hadalada guusha kusoo idlaaday ee ku saabsanaa deyn ...
Howlwadeeno ka tirsan xafiska Ra’iisul Wasaaraha iyo wasaarada Arrimaha gudaha XFS ayaa ka qaybgalay maanta Heshiis lagu xaqiijinayo Amniga deeganada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho