Hay’adaha Samafalka: $710 milyan ayaa loo baahanyahay si sara loogu qaado howlaha gurmadka.
Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii lasoo dhaafay ku dhawaaqay Qorshaha Gurmadka Abaaraha waxayna hoosta ka xarriiqeen baahida loo qabo dhaqaale aan soo ...
















