Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka iyo Gudoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray Xarunta CID oo dib u habeyn balaaran lagu sameeyay+Sawirro
Guddoomiyaha Maxkamada Saree ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ...















