Madaxweynaha JFS oo Nairobi kulan kula yeeshay Ganacsatada Soomaaliyeed + Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo magaalada Nayroobi kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ...
















