Wasiir Sabriye “Madaxda qaranka waqti badan ayey Galmudug ku bixiyeen & Shirka Dib-u-heshiisiinta ee Beelaha” Dhageyso
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey doorkii wanaagsanaa oo ay ka qaateen ...















