Saraakiisha ciidamada qalabka sida ee DFS oo bulshada Guriceel kala hadlay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen adkeynta amniga magaalada+Sawirro
kulankan waxa uu ka dhacay xaruunta Taliska Booliska degmada Guriceel, waxaana isugu yimid saraakiisha ciiqamada qalabka sida ee dowlada federaalka ...
















