Hadal-jeedinta Marwada koowaad ee dalka oo Mareykanka ka wadda olole loogu gurmanayo dadka ay Fataahaddu saameysay
Assalaamu calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu Salaan kaddib, Farxad bay ii tahay inaan idinku soo booqdo magaalada Columbus si aan idin kala ...
















