“Dhageyso”Wasaaradda arrimaha dibadda oo sheegtay in aysan marnaba ka laaban doonin go’aankeeda Maxkamadda ICJ
Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeybgashay kullan guddiga amniga iyo nabadda ee Afrika oo looga hadlaayay arrimaha dacwadda Kenya iyo Soomaaliya ...
















