Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Talyaaniga
RADIO MUQDISHO: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Odaw Yusuf Rage, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka ...
RADIO MUQDISHO: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Odaw Yusuf Rage, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay amniga guud ee dalka iyo howlgallada ...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, dib-u-dhiska iyo Guryeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kulan ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axme Diiriye (Yabooh), ayaa dhagax dhigay waddo interlock ah oo ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Shire, ayaa si rasmi ah u soo xiray kulan ...
Munaasabadda Xuska Maalinta Afrika (Africa Day) ayaa si rasmi ah loogu qabtay magaalada New Delhi ee dalka Hindiya. Xuskaan oo ...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa Muqdisho ku qabatay kulan si bille ah loogu gorfeeyo xaaladaha bani’aadannimo ee Wadankeenna, ...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa, oo ay weheliyeen diblomaasiyiinta safaaradda iyo xubno ka socday madaxda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho