Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Jabaan kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Bankiga Adduunka ee qeybta Afrika-Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta wada hadallo wax ku ool ah kula yeeshay Magaalada Yokohama ...
















