Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Ku Tala Galka Miisaaniyadda Dawladda Ee Sannadka 2020
Golaha wasiirrada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2020 oo dhan ...
Golaha wasiirrada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2020 oo dhan ...
Gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta oo khamiis ah waxaa uu xafiiskiisa Ku qaabilay safiirka Dawladda ...
Wasaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya ayaa Maanta Gaari Toyota dul bannaan ah ku wareejisay Guddiga is-xilqaan ee ...
-\Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabbilsan Soomaaliya Danjire; James Swan, ayaa sheegay in ay hay'adaha Caalamiga diyaar u yihiin ...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa waxaa ay howlgal miino baaris ah ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Deegaanada ay ...
Ugu yaraan 60-ruux ayaa dhimatay,in ka badan 40-na waxaa soo gaaray dhaawacyo ka dib markii dab ka dashay gaas uu ...
Dowladda Chile ayaa sheegtay in ay ka baxday marti galinta labo shir oo caalami ah kuwaas oo bilaha soo aadan ...
Wafdi ka socda xubnaha guddiga gurmadka fatahaadaha ayaa maanta waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyagoona ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday lacag ay ugu gurmaneyso Walaalaha Soomaaliyeed ee la dhibtoonaya saameynta fatahaadaha, iyadoo dhinaca kalena ...
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi) iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo kulammo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho