Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xeraale Geeyay Dadkii Uga Bakaracay Coladda, Si Loo Hubiyo Dhaqan-galka Heshiiskii Nabadeed “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud,si uu u hubiyo dhaqan ...
















