R/wasaare Khayre oo Washington uga qayb gelaya shirka sannadlaha ah ee Bangiga iyo Hey’adda lacagta Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay safar shaqo ugu baxay magaalada Washington ee dalka ...
















