Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hadlay xaaladaha bini-adanimo ee ka jira gobolada Hiiraan iyo Baay
Xildhibaanada Golaha Shacab Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalafadhiga lixaad kulankii afaraad,kaasi oo uu shirguddoominayay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee ...
















