Argagixiso ka tirsan Daacish oo lagu laayay duqayn ka dhacday Gobalka Bari
Howlgal khasaare uu ka soo gaaray maleeshiyada argagixisada Daacish ee ku dhex dhuumaaleysanaysa Puntland ayaa ka dhacay deegaanno ka tirsan ...
Howlgal khasaare uu ka soo gaaray maleeshiyada argagixisada Daacish ee ku dhex dhuumaaleysanaysa Puntland ayaa ka dhacay deegaanno ka tirsan ...
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax barre ayaa kulan kula qaatay magaalada muqdisho wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa fashiliyay Qarax gaari Hoomey lagu soo raray oo argagixisadu ay la damacsanaayeen iney ku dhibaateeyaan Shacabka ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa shalay oo Axad ah ah ku qaabilay dhismaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Amb. Maxamed Warsame Cali Kiimiko oo ...
Muqdisho - Dable Axmed Maxamed Xuseen oo katirsan Ciidamada Amniga gaar ahaan Boliska ayaa siyaaba kala duwan dhac ugu geystay ...
Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan ...
Laamaha amniga ayaa gacanta ku dhigay gaari nooca Caasiga loo yaqaano oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay keddib markii ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho