Duqeyn diyaaradeed oo khasaare lagu gaarsiiyay Maleeshiyada Shabaab oo ka dhacay Sh/Hoose
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya taliska Mareykanka ee Africom ayaa duqeyn diyaaradeed oo Khasaare lagu gaarsiiyay Argagixisada Al-shabaab waxa ay ...
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya taliska Mareykanka ee Africom ayaa duqeyn diyaaradeed oo Khasaare lagu gaarsiiyay Argagixisada Al-shabaab waxa ay ...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir maareeye ayaa Guddoominaya shirka Wadatashiga Dowladaha iyo Hay”adaha Daneeya Warbaahinta iyo ...
Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa ku sii qulqulaya Ergooyinkii ka qeyb gali lahaa Shirka Dib-u-heshiisiinta Beelaha daga ...
Wasiiradda Warfaafinta DFS iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxda Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo Madaxda Bulshada Rayidka ...
Xarunta guddoonka iyo guddiyada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Villa Harggeysa ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan aqoon is ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe iyo Taliye ku xigeenka ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay booqashada uu maanta ku yimid dalka Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka ahna ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa ...
Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho